Kim John Un oo Raisul Wasaaraha dowlada Japan ku tilmaamay qof doqon ah

Kuuriyada Waqooyi ayaa raisal-wasaaraha Japan ee Shinzo Abe ku tilmaantay inuu yahay qof doqon ah oo aan siyaasadda waxba ka ogeyn ka dib markii tijaabadii ugu dambeysay ee hubka Kuuriyada Waqooyi uu si khaldan u turjumay. Ra’iisul wasaare Shinzo Abe ayaa cambaareeyay tijaabada gantaallada Kuuriyada Waqooyi kuwaasoo uu ku sheegay inaysan dhamaad laheyn. Warbaahinta dalka … Continue reading Kim John Un oo Raisul Wasaaraha dowlada Japan ku tilmaamay qof doqon ah